Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo Caabudwaaq tababar ugu soo xiray Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Galmudug “SAWIRRO”
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid oo safar howleed ku soo gaaray Galabta Degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, ayaa tababar ugu soo xiray Degmada ciidan cusub...
Read more











