Guddiga doorashada Puntland oo soo saaray liiska dadka soo xulaya 5 kursi
Guddiga Doorashoyinka ee Puntland ayaa saaray oday dhaqameedka iyo Bulshada Rayidka ah ee soo xulaya 5ta kursi ee ugu horaysa kuraasta Xildhibaannada Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Puntland, gaar...
Read more










