Friday, June 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddiga qaban qaabada xuska todobaadka xoriyadda dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Rooble oo xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Wasiir ku-xigeenkii hore ee Wasaaradaasi “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi ka kooban 16 xubnood u magacaabay qaban qaabada xuska sanad-guurada 62aad ee maalmaha xorriyadda ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dalka ayaa xubnaha la magacaabay waxa ay kala yihiin.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
  1. Mudane Cusmaan Abuukar Duube               Wasiirka Warfaafinta Guddoomiye
  2. Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur            Wasiirka Amniga gudaha ku-xigeen
  3. Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur           Wasiirka Difaaca  xubin
  4. Mudane Duraan Axmed Faarax                     Wasiirka Gaadiidka Xubin
  5. Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle         Wasiirka Maaliyadad Xubin
  6. Mudane Xamsa Saciid Xamsa                       Wasiirka Dhallinyarada Xubin
  7. Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye                Wasiirka Gargaarka Xubin
  8. Mudane Xasan Xaaji Xuseen                        Wasiirka Cadaaladda Xubin
  9. Mudane Cabdiwahaab Ugaas Khaliif          Wasiirka Shaqada  xubin
  10. Marwo Shukri Maxamuud Faarax               Wasiiru dowlaha Tamarta Xubin
  11. Mudane Cumar Maxamuud Maxamed     Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xubin
  12. Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud        Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada xubin
  13. Mudane Maxamed Ibraahim Nuur          Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xubin
  14. Aamina Axmed Samatar Agaasimaha     Xoghaynada iyo Keydinta Qoraalada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xubin
  15. Hinda Axmed Cali Agaasimaha               Habmaamuuska ee Madaxweynaha xubin iyo
  16. Mudane Bashiir Axmed Cismaan            Agaasimaha Golaha Wasiirada, Xoghayaha fulinta.

Previous Post

Gaalkacyo: Qoysas ay abaaruhu saameeyeen oo biyo dhaamin loo sameeyay “SAWIRRO”

Next Post

Machadka Barashada Qira’aadka Qur’aanka iyo Culuumta Sharciga oo laga furay Cadaado

Next Post
Machadka Barashada Qira’aadka Qur’aanka iyo Culuumta Sharciga oo laga furay Cadaado

Machadka Barashada Qira'aadka Qur'aanka iyo Culuumta Sharciga oo laga furay Cadaado

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In