Saturday, August 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga Dhuusamareeb oo xilka la wareegay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga Dhuusamareeb oo xilka la wareegay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka cusub ee Amniga iyo Siyaasadda Dhuusamareeb Cabdisamad Salaad Aadan ayaa goordhaw xilka kala wareegay Guddoomiye ku-xigeenkii hore Cabdi Xaashi Caroole.

Munaasabadda xil-wareejinta ayay ka qayb galeen Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Cilmi Cali Cabdi, Guddoomiyaha Dhuusamareeb Cabdiraxmaan Geedaqoroow, Agaasimaha Wasaaradda arrimaha Gudaha Galmudug iyo Mas’uuliyiin kale.

Related posts

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

August 22, 2026
Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

August 22, 2026

Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Amniga Dhuusamareeb Cabdi Xaashi ayaa mas’uul ka cusub u rajeeyay inuu si hufan u guto waajibaadka loo igmaday.

Gudoomiye ku-xigeenka cusub ee Amniga iyo Siyaasadda Dhuusamareeb Cabdisamad Salaad Aadan ayaa ka codsaday Maamulka iyo shacabka inay la shaqeeyaan.

Previous Post

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Ergeyga gaarka ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada ku qaabilay Ganacsatada Soomaaliyeed ee Dalka Kenya

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada ku qaabilay Ganacsatada Soomaaliyeed ee Dalka Kenya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada ku qaabilay Ganacsatada Soomaaliyeed ee Dalka Kenya

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(GALGADUUD):-Deegaanka Hul-Caduur oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa wajahaya xaalad adag, kaddib markii Bacadku si weyn...

Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Madey nurey sheikh ufurow, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday xarunta Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday xarunta Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BEIJING):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdigataax Qaasim Maxamuud, oo magaalada Beijing ee xarunta dalka...

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

August 20, 2026
0

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In