Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo soo gudbiyay qabashada doorashada 11 kursi oo Golaha Shacabka
Guddiga maamulka Doorashada (SEIT) ee Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed ayaa qabashada 11- kursi oo Gollaha Shacabka u soo gudbiyay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal. Kaasi oo la qaban doono todobaadka...
Read more










