Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta kormeer ku sameeyay qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada Beledweyne. Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa booqday...
Read moreDalka Ghana waa dal dadkiisa ay ku fanaan in aanay ku imaan waqtigii loogu talagalay xilliyada la balama! waa maxay sababta? Shacabka Ghana waxay caan ku yahiin la jaanqaadid iyo...
Read moreShirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maalinkii 3aad ka socda Muqdisho, uuna shirguddoominayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, kaasi oo ay ka qeyb galeen Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo sidoo kale Guddoomiyaha...
Read moreCiidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Qeybta 60aad ee ku sugan Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay ayaa soo bandhigay Abshir Cabdiraxman Cabdi oo ka tirsanaa Kooxda Nabadiidka Al-Shabaab oo...
Read moreWasaaradda Tamarta iyo Biyaha Galmudug ayaa galabta deegaanka Galinsoor ka daahfurtay mashruuca deegaanno iyo Degmooyin ka tirsan Galmudug looga hirgalinayo Nalalka ku shaqeeya ileyska Cad Ceedda, si sare loogu qaado...
Read moreGuddigii Gurmadka Abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa bilaabay qeybinta qoondadii lacageed ee Dowladdu ugu talo gashay gurmadka abaaraha. Guddiga oo ay...
Read moreDhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, kaasi oo inta badan lagu qaato macluumaad u...
Read moreWasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta oo Talaado ah khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa Arrimaha Dibadda ee Dalka Finland Mudane Pekka...
Read moreThe Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Abdisaid Muse Ali, received on Tuesday, a phone call from his Finnish counterpart, H.E. Mr. Pekka Haavisto, during which they...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho