Daadajinta Adeegyada Caafimaadka ee Gobolka Banaadir oo laga hadlay “SAWIRRO”
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Waxqabadka sanad guurada Daadajinta Adeegyada Caafimaadka ee Gobolka Banaadir....
Read more










