Guddiga Doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay 3 kursi
Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabelle ( SEIT) ayaa waxa ay shaaciyeen magacyada odoyaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada kurstooda hoos ku xusan . HOP#010 HOP#030 HOP#066
Read more











