Munaasabad dib loogu howlgalinayay Isbitaalka deegaanka Saddex-higlo ee Gobolka Mudug ayaa waxaa ka qeyb galay Maamulka Gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacyo, Saraakiil, maamulka degaanka Saddex-higlo, aqoonyahano iyo qeybaha Bulshada degaankaasi....
Read moreDhallinyaro Soomaaliyeed oo muddo sanado ah ku xayirnaa Xabsiyada ku yaala dalka Liibiya ayaa maanta qaar kood dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho . Dhallinyaradan oo tiro ahaan gaaraya 10...
Read moreFederal Ministry of Health statement of Covid-19 and women in pregnancy
Read moreWasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay kulan lagu xusayey Todobaadka wacyigelinta iyo ka hortagga si qaldan u isticmaalka daawooyinka Jeermis dilayaasha Iyadoo 18- ilaa iyo 24 November...
Read moreMadaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedyada Puntland Mudane Ahmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa dhaggax dhigay qayb cusub oo lagu kordhinayo Iskuulka Hoose/ Dhexe ee deegaanka Falayryaale ee Gobolka Sool. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland...
Read moreWasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya aayaa soo gaba gabeeysay Tababar 5 Moolmood socday oo heerkiisu aad u sareeyo, kaasoo cinwaankisu ahaa Maareeynta Naqadarada isku dhafan ee...
Read moreBooliska Gobalka Banaadir ayaa toogasho ku dilay dhagarqabe ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab, kaasi oo qof rayid ah ku dilay Muqdisho. Ciidamada Ammaanka ayaa isku gadaamay Guri uu isagoo baxsad ah...
Read moreShirka wada-tashiga siyaasada Waxbarashada xaaladaha degdega ah ee dalka ayaa maanta ka furmay mahaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Wata-tashiga oo soconaya muddo labo cisho ah ayaa diirradda lagu saaray diyaarinta...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho