Tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ka socda garoonka Wiish “SAWIRRO”
Tartanka kubadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banadir 2021 oo si habsami leh uga socdo garoonka Wiish ee Degmada C/casiis ayaa waxaa galabta cayaar adag dhex martay cayaartooyda Degmooyinka Shibis...
Read more











