Ciidanka Xoogga dalka oo fashiliyay miinooyin ay argagixisada geliyeen waddooyinka “SAWIRRO”
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal miino baaris ah ka sameeyay waddooyinka soo gala Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Howlgalka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa kaalin mug leh...
Read more








