Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug kadib booqasho kooban oo uu maalmihii lasoo dhaafay ku joogay magaalada Baydhabo...
Read more










