Maamulka Dhuusamareeb oo dib u dayactir ku sameynaya Nalalka cadceedda ku shaqeeya “SAWIRRO”
Maamulka Dhuusamareeb ayaa bilaabey dadaal dib loogu dayac tirayo nalalka ku shaqeeya cadceedda ee ku xiran waddooyinka waaweyn ee Caasimadda Galmudug. Ilaa 25- dab keydiye (Batary) oo uu soo iibiyay...
Read more











