Safiirka Soomaaliya ee Masar oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada Masar “SAWIRRO”
Safiirka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtada ee Jaamacadda Carabta Mudane Ilyaas Sheekh Cumar ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Waxbarashadda Masar. Kulanka oo ka dhacay qeybta martidda...
Read more











