Ra’iisul Wasaare Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyay Doxa
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Doxa ee dalka Qatar. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa Doxa...
Read more










