Madaxweynaha Galmudug oo saxiixay miisaaniyadda Galmudug 2022
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta saxiixay miisaaniyadda Dowladda Galmudug ee 2022. Miisaaniyadda Galmudug ee sanadka 2022 ayaa waxaa horey u ansixiyay Baarlamaanka dowlad Goboleedka...
Read more









