Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo tababar u furtay shaqaale Caafimaad “SAWIRRO”
Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa magaala madaxda Galmudug ka daahfurtay tababar lagu horumarinayay Shaqaalaha Caafimaadka ee ka shaqeeya xarumaha Caafimaadka, gaar ahaan Qaybta Nafaqada. Tababarka oo ay ka soo...
Read more











