Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) oo safar shaqo ku joogay magaalada Neyroobi ayaa kormeer ku tagay Safaaradda Jamhuuryadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya....
Read moreTartanka kubbadda cagta degmooyinka iyo deegaannada Gobolka Banaadir ee 2021 ayaa si habsami leh uga socda Garoomada Kubadda Cagta ee Injineer Yariiisow iyo Stadium Muqdisho ee Gobolka Banaadir. Xidigaha Degmada...
Read moreWasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde. Shirka waxaa ka qaybgalay Wasiirka...
Read moreWasaarada Xanaanada Xoolaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa daawada xoolaha iyo biyo dhaamin ka bilawday deegaanno ka tirsan Degmada Caabudwaaq oo reer guraa badan ka dageen suuda roob ka’ay Deegaanka bilowga...
Read moreShaqaalaha Madaxtooyada Qaranka ayaa maanta ka qeyb qaatay wareegga 19-aad ee Barnaamijka Is-xilqaan, kaddib markii uu hakiyey cudurka Karoonahu howlihii dib u dhiska ahaa ee socday. Ololaha Is-xilqaan ayaa ay...
Read moreDanjiraha Soomaaliya ee Moscow, Xasan Cabdi Daa’uud, ayaa maanta waraaqaha Aqoonsiga Danjirennimo waxaa ka guddoomay Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin. Safiirka cusub Soomaaliya ee dalka Ruushka ayaa xusay in uu xoojin...
Read moreWasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray xaruntii u horreysay ee Adeegga Shaqo Abuurka Qaranka...
Read moreDhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, kaasi oo inta badan lagu qaato macluumaad u...
Read moreShirka Wadatashiga Waasaaraddaha Caafimaadka Dowlad Gobaleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa galay maalintii 2aad, kaas oo ku bilawday soo jeedinta ku saabsan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho