Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer Federaal ayaa maanta Shahaadada Xildhibaanimo guddoonsiiyay ilaa iyo 54 Xildhibaan oo ka kala tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kuwasi oo kala ah:

Munaasibad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta Maxkamadda Sare ee dalka, ayaa waxa si rasmi ah looggu dhaariyey 30 Garsoore...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Safiirka Dowlada Sweden u...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey Heshiis Iskaashi ee u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya...
Magaaladda Beledweyne ee xaruunta gobolka Hiraan, ayaa wararka ka imaanaya ay sheegayaan in ay xalay ka da’een roobab xoogan oo...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho