Tartanka kubbadda Cagta Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir 2021 ayaa di habsami leh uga socda magaalada Muqdisho, kaasi oo ay u soo daawasha tagaan dadweyne aad u fara badan oo...
Read moreGuddiga Maamulka doorashada kuraasta Somaliland ayaa u gudbiyey Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal in ay qaban doonaan 16 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, sidaa darteed...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa guddoomiyay kulan ay habka fogaan aragga ku yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka oo diiradda lagu saaray daahfurnaanta doorashada iyo dardargelintooda,...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Dooxa ee dalka Qatar....
Read moreShirkaan oo ah dhameystirka Nabadda iyo Isdhexgalka bulshada Reer Xeraale iyo Huurshe oo socona doona Muddo 7 Maalina ah ayaa galabta ka furmay magaalada Huurshe ee Gobolka Galgaduud, kaasi oo...
Read moreGuddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelintya Maamulka Gobolka Banaadir Basmo Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta ka qeyb gashay daawashada kulanka 10-aad ee tartanka kubbadda cagta degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir...
Read moreWasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U-Heshiisiinta Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo ku soo xirtay Dib-u-heshiisiin loo sameeynayay beelo walaalaha ah ee wada Gobolka Mudug. Wasiiru dowlaha ahna ku-simaha Wasiirka arrimaha...
Read moreHay'adda Maareynta Horumarinta Dalka ayaa Muqdisho ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan dhameystirka qabyo qoraalka Dastuurka iyo caqabadaha hortaagan. Madasha ayaa waxaa ka qeybgalay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...
Read moreTartanka kubbadda Cagta Degmooyinka iyo Deegaannada gobolka Banadir 2021 ayaa u socda si habsami leh, iyadoo ay u soo daawasho tegaan galabkasta dadweyne aad u fara badan oo ka kala...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho