Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire oo markale dib loogu doortay Xildhibaanimo
Guddiga maamulka Doorashada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa qabtay Kursiga Sumadiisu tahay HOP#054. Kursigaasi oo ay ku tartameen musharixiinta kala ah: 1. Musharax Xildhibaan mudane Cabdishakuur Cali Mire 2. Musharax Xildhibaan...
Read more











