Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Ganacsiga ee dalka Serbia
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khalif Cabdi Cumar, oo maalmahan socdaal shaqo ku joogay caasimadda Belgrade ee dalka Serbia, ayaa maanta la kulmay dhiggiisa Wasiirka Ganacsiga,...
Read more











