Wasiirka Ganacsiga oo ka qeybgalay munaasabad lagu daah-furayay Bangiga cusub ee My Bank “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta ka qeyb-galay munaasibad daah-fur looggu samaynaayey Bangiga cusub ee My Bank oo ka qabsoontay magaalada Muqdisho....
Read more











