Gaadiid loogu talagalay inay ka howlgalaan xuduudaha dalka oo lagu wareejiyay Hay’adda Socdaalka “SAWIRRO”
Agaasimaha Guud ee Hey'adda Socdaalka iyo Jisniyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa Hey'adda Socdaalka Qaramada Midoobay (IOM) kala wareegay Gaadiid loogu talagalay in ay ka howlgalaan xuduudaha Dalka. Gaadiidkaan...
Read more











