Monday, September 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Senator Xasan Iidow oo biyo dhaamin u sameeyay qoysas ay saameysay abaarta “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Senator Xasan Iidow oo biyo dhaamin u sameeyay qoysas ay saameysay abaarta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Senator Xasan Iidow Kobac oo ka tirsan Senatarada laga soo doortay Hirshabeelle ayaa gurmad biyo dhaamin u sameeyay dadka ay abaartu ku saameysay deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Senator Xasan Iidow Kobac oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dadka uu biyo dhaaminta u sameeyay ay ahaayeen qoysas ay abaartu ku laaysay deegaanno ka mid ah Gobolka Hiiiraan.

Related posts

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026

“Waxaan biyo dhamaamin ka sameeyay deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan oo dadku ay abaartu ka dhameysay xoolihii ay dhaqan jireen, waxaana iga go’an in guud ahaan deegaannada Hirshabeelle aan intii tabarteyda ah gaarsiiyo kaalmada biyo dhaaminta ah”. Ayuu yiri Senator Xasan, oo hadalkiisa ku daray “Waxaa maanta Illahay nagu guuleeyay inaanu biyo dhaamin u sameyno qaar kamid ah bulshoweynta kunool deegaanno ka mid ah Gobollada Hiiraan iyo Bakool, kuwaa oo aad iyo aad ay u saameysay abaaraha wadanka ka jira”,

Senator Xasan Iidow Kobac ayaa xusay in uu sii wadi doono caawinta walaalaha Somaaliyeed markasta iyo meelkasta oo ay ka joogaan gudaha dalka.

“Anigoo ka jawaabaya baaqa iyo baahiyaha ka jira isbitaalka shacab Hospital waxaana si deg deg ah uga falceliyay baaqii dadweynaha iyo dhakhaatiirta reer Beletweyne, markasta iyo meel kasta, waxaan diyaar u ahay inaan dadkeyga u adeego”,ayuu hadalkiisa ku daray.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Caafimaadka oo ka hadashay Mashruuca Damal Caafimaad

Next Post
DAAWO: Wasiirka Caafimaadka oo bulshada fariimo cusub la wadaagtay

Wasiirka Caafimaadka oo ka hadashay Mashruuca Damal Caafimaad

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee...

MADAXWEYNAHA JFS OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAFDI SARE OO KA SOCDA CIIDANKA CIRKA DOWLADDA PAKISTAN

MADAXWEYNAHA JFS OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAFDI SARE OO KA SOCDA CIIDANKA CIRKA DOWLADDA PAKISTAN

September 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay...

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan

September 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In