Cayaartooyda Degmada Hodan oo u soo gudbay wareegga 8aad ee tartanka Kubadda gacanta “SAWIRRO”
Cayaartooyda Degmada Hodon oo tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka Daafacanaya ayaa guulaysatay kulanki sadexaad oo xiriir ah, kadib markii ay maanta ka adkaadeen cayaartooyda dhigooda Degmada Kaxda. Cayaartooyda Hodon ayaa Kaxda...
Read more











