Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo dhagax dhigay Iskuul la balaarinayo “SAWIRRO”
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedyada Puntland Mudane Ahmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa dhaggax dhigay qayb cusub oo lagu kordhinayo Iskuulka Hoose/ Dhexe ee deegaanka Falayryaale ee Gobolka Sool. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland...
Read more










