Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa safar shaqo ku tagay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Maamulka Gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacyo...
Read more











