Ra’iisul Wasaare Rooble oo Hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Dalka Shariif Sh. Axmed “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoygiisa ku hooqday Madaxweynihii hore ee dalka mudane Shariif Sheekh Axmed oo ay ka wada hadleen dardargelinta howlaha doorashooyinka dalka....
Read more











