Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo agab doorasho ku wareejiyay Guddiyada doorashada Somaliland iyo Banaadiriga “SAWIRRO”
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa maanta agabkii Doorashada Gollaha Shacabka ku wareejiyay Guddiyada Doorashooyinka Somaliland (SEIT) iyo Banaadiriga (SEIT). Wareejinta agabka Doorashada ayaa qayb ka ah dardar gelinta Doorashada...
Read more











