Wasiirka Ganacsiga oo furay shir lagu xoojinayo wada-shaqeynta Wasaaradaha Ganacsiga heer Federaal iyo heer Maamul Goboleed “SAWIRRO”
Shirka xoojinta iyo iskaashiga Wasaaradaha Ganacsiga iyo Warshadaha heer Federaal iyo heer Maamul Goballeed ee Soomaaliya oo uu maanta furay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi...
Read more











