Dawladda oo kaalmo dhaqaale siinaysa 160,000 qoys oo la xiriirta Barnaamijka Baxnaano “SAWIRRO”
Munaasabad ka dhacday magaalada Baydhabo ee Dawlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Sabtida maanta 6 bisha November, 2021 waxaa lagu daahfuray wajiga labaad ee mashruuca qoysaska uu saameeyey Ayaxa. Wajigii koowaad...
Read more











