Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo bogaadiyay qareennadii iyo khubaradii ka qeybqaatay difaaca baddeenna
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa amaan iyo bogaadin u jeediyay qareennadii iyo khubaradii qeybta weyn ka qaatay difaaca baddeenna, “Sharaf iyo farxad ayay noo hayd...
Read more











