Wasiirka Xanaannada Xoolaha Jubbaland oo ka warbixiyay abaaro ka jirta deegaanno ka tirsan Maamulka
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Maxamed Nuur Cali oo u waramay Radio Muqdisho ayaa sheegay in xoolaha u dhintay abaarta iyo xanuunada ka jira...
Read more











