Madaxweynaha Galmudug oo hambalyo u diray ciidamada qalabka sida ee guulaha ka gaaray howlgallada lagu baacsanayo argagixisada
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Xasan Kaariye Qoorqoor ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ciidamada qalabka sida ee guulaha ka gaaray howlgalladii lagu sifeynayay argagixisada Al-Shabaab, isagoo ku...
Read more











