Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay qurbajoogta Hirshabeelle “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay qurbajoogta Hirshabeelle “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho qurbajoogta Hirshabeelle.

Mudane Cali Guudlaawe ayaa kulanka uu maanta la qaatay qurbajoogta Hirshabeelle waxaa lagu gorfeeyay sidii ay door uga qaadan lahaayeen horumarka deegaannada Hirshabeelle .

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in loo baahan yahay ficil, waxaana goobta ay ku yaboohday $10,000, si loogu horumariyo mashaariicda horumarineed ee laga hirgelinayo deegaannada Maamulkaas.

Xildhibaannada Hirshabeelle qaarkood iyo xubno ka tirsan qurbajoogta Hirshabeelle ayaa ballanqaaday gaadiid iyo waxyaabo kale oo hadda si dhaqso ah loogu baahan yahay.

Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa sidoo kale tilmaamay inuu diyaar u yahay madal-kasta oo looga hadlayo arrimaha Hirshabeelle inuu ku sugnaado, isagoo intaas ku daray in qurbajoogta Hirshabeelle ay ka rajeynayaan wax badan oo dan u ah deegaannada Hirshabeelle.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayay xubnaha cusub ee Garsoorka Galmudug “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Maxamuud Nuur iyo xubno la socotay “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Maxamuud Nuur iyo xubno la socotay “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Maxamuud Nuur iyo xubno la socotay “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In