Agaasime Ku-xigeenka Hay’adda Socdaalka oo kormeer shaqo ku tegay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya “SAWIRRO”
Agaasime Ku-xigeenka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Kornayl Cabdifitaax Ibraahim Shaaweeye oo uu kormeerkiisa shaqo ku wehliyey Agaasimaha Waaxda Ajaanibta ee Hay’adda mudane Cabdiraxmaan Caadle, ayaa waxaa Safaaradda si diiran...
Read more











