Friday, December 5, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayay Siyaasadda Qaran ee Xirfadaha Shaqada oo lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay Siyaasadda Qaran ee Xirfadaha Shaqada oo lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Hiddaha iyo Tacliinta Sare ahna Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa soo xiray shir laba maalin socday oo u dhaxeeyay Wasaaradda Waxbarshadda Waxbarashada Soomaaliya oo kaashaneysa Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaraddaha Shaqada iyo Waxbarshadda Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir, kaasi oo lagu falanqeynayay siyaasadda Qaran ee Xirfadaha Shaqada iyo farsamada gacanta.

Shirkaan ayaa waxaa si wada jir ah usoo agaasimay Waaxda Waxbarshadda dadban iyo Farsamada gacanta ee Wasaaradda Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Soomaaliya, iyo Waaxda Xirfadaha iyo Farsamada gacanta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda Soomaaliya, waxaana uu ku soo dhamaaday is afgarad buuxa, iyadda oo lagu balamay in lasii joogteeyo kulamada Nuucaan ah si loo turxaan bixiyo hadba caqabadaha ka yimaada hirgelinta siyaasada Qaran ee Xirfadaha Shaqada iyo Farsamada gacanta.

Related posts

Wasiirka Awqafta XF S oo ka warbixiyay doorka culimada ee dowlad dhiska iyo nabadeynta dadka

Wasiirka Awqafta XF S oo ka warbixiyay doorka culimada ee dowlad dhiska iyo nabadeynta dadka

December 5, 2025
Wasiirka Beeraha XFS“Dhowaan waxaan soo bandhigi doonaa cagaf-cagafyo qiimo ahaan aad u jaban iyo qalab kale”

Wasiirka Beeraha XFS“Dhowaan waxaan soo bandhigi doonaa cagaf-cagafyo qiimo ahaan aad u jaban iyo qalab kale”

December 5, 2025

Waxaa kulanka hadala kasoo jeediyay agaasimaha Waxbarshada Dadban iyo Farsamada Gacanta Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdicasiis Nuur Maxamed iyo Agaasimaha xirfadaha iyo Farsamada gacanta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Maxamed Xasan Haanbe, waxayna si wadajir ah shirka uga sheegeen in ay siyaasadda Qaran ee Xirfadaha iyo Farsamada gacanta hadii la hergeliyo ay fursado shaqo u abuuri doonto jiilasha soo koraya, waxayna rajo ka muujiyeen in dhawaan dalka laga hirgeliyo iskuulo farsamada gacanta iyo Xirfadaha ah.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo aaladda fogaan arragga kula shiray sargaal ka tirsan QM

Next Post

Shir weynaha Urur goboleedka IGAD ee siyaasadda arrimaha Dhulka iyo Haweenka oo lagu qabtay Nairobi “SAWIRRO”

Next Post
Shir weynaha Urur goboleedka IGAD ee siyaasadda arrimaha Dhulka iyo Haweenka oo lagu qabtay Nairobi “SAWIRRO”

Shir weynaha Urur goboleedka IGAD ee siyaasadda arrimaha Dhulka iyo Haweenka oo lagu qabtay Nairobi "SAWIRRO"

Wasiirka Awqafta XF S oo ka warbixiyay doorka culimada ee dowlad dhiska iyo nabadeynta dadka

Wasiirka Awqafta XF S oo ka warbixiyay doorka culimada ee dowlad dhiska iyo nabadeynta dadka

December 5, 2025
0

Wasiirka Awqafta iyo Arrimaha Islaamka XF S Mudane Sheekh Muqtaar Rooboow oo ka hadlay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay...

Wasiirka Beeraha XFS“Dhowaan waxaan soo bandhigi doonaa cagaf-cagafyo qiimo ahaan aad u jaban iyo qalab kale”

Wasiirka Beeraha XFS“Dhowaan waxaan soo bandhigi doonaa cagaf-cagafyo qiimo ahaan aad u jaban iyo qalab kale”

December 5, 2025
0

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye oo qabtay dood cilmiyeed ay ka qeybgaleen qaar kamid ah...

Safiirka Soomaaliya ee Serbia oo kulan la qaatay ciidan Soomaali ah oo ku sugan dalkaasi

Safiirka Soomaaliya ee Serbia oo kulan la qaatay ciidan Soomaali ah oo ku sugan dalkaasi

December 5, 2025
0

Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed, Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Serbia , oo ay weheliyaan diblomaasiyiinta Safaaradda, ayaa kulan dhiirigalin ah...

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo daah-furtay kulan wadatashi ah

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo daah-furtay kulan wadatashi ah

December 4, 2025
0

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray kulan wadatashi ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In