Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo soo bandhigay burcad hubaysan oo dhibaato ka gaystay Degmada Dayniile
Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay burcad hubeysan iyo hubkii ay wateen oo ciidamada boolisku ay gacanta ku soo dhigeen xilli ay maanta falal amni darro ah ka geysteen...
Read more











