Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyaha ciidamada Booliska Puntland
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 32 ee 1-da November 2021 kuna saabsan magacaabid Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland...
Read more









