Xoghaynada Xafiiska Maamulka Gobolka Banaadir oo loo furay tababar
Machadka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta tababar ku saabsan Maamulka iyo Agaasinka Xafiisyada u furay Xoghaynada Xafiisyada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar. Tababarkaan ayaa socon doono...
Read more











