Wednesday, August 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Warfaafinta Gobolka Banaadir oo la kulmay Madaxa cutubka Talyaaniga ee Taakuleynta “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Warfaafinta Gobolka Banaadir oo la kulmay Madaxa cutubka Talyaaniga ee Taakuleynta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Warfaafinta Gobolka Banaadir Cabdulaahi Wiish ayaa maanta kulan la yeeshay Madaxa Cutubka Talyaaniga ee Taakuleynta iyo Gargaarka Lt. Lucia Locotelli

Agaasinka iyo Madaxa Cutubka Talyaaniga ee Taakuleynta iyo Gargaarka ay isla meeldhigeen in la xoojiyo taageerida Dowladda Talyaaniga u fidiso Shacabka Caasimadda ku nool ee dhinacyada adeegyada Bulshada, tabarada la siiyo howl wadeennada Warbaahinta ee maamulka Gobolka Banaadir iyo in laga caawiyo tayeenta Warbaahinta Gobolka Banaadir

Related posts

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

August 5, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

August 5, 2026

Ugu dambeyn Madaxa Cutubka Talyaaniga ee Taakuleynta iyo Gargaarka Lt. Lucia Locotelli ayaa waxay balan qaadeen in ay la sameen doonaan wadashaqeentq dhanka Warbaahinta ah. Sidoo kalana ay booqasho ku imaan doonaan xarumaha Warbaahinta Maamulka Gaobolka Banaadir.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobey oo booqasho sharafeed ugu yimid “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo qeyb galay daah-furka dhismaha xarunta Wasaaradda Deegaanka “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo qeyb galay daah-furka dhismaha xarunta Wasaaradda Deegaanka “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo qeyb galay daah-furka dhismaha xarunta Wasaaradda Deegaanka "SAWIRRO"

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

August 5, 2026
0

Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

August 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda ku qaabilay Reena Ghelani, oo ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

August 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Jabuuti,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

August 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda Polish Humanitarian Action (PAH),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In