Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo magacaabay Xildhibaannada u qaabilsan doorashada Aqalka Sare
Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle Dr. Cabdixakiin Luqmaan Xaaji ayaa magacaabay 15 xubnood oo ka shaqeyn doona qabashada doorashada Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee ka imaanaya Hirshabeelle. Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle...
Read more











