Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray heshiis ka kooban 4-qodob
Kulan ay yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxmed Xuseen Rooble ayaa looga wada hadlay qodobadan: 1. Dardar gelinta...
Read more











