Guddiga Doorashada Jubbaland oo Madaxweynaha Jubbaland ka dalbaday in uu soo buuxiyo boos uu baneeyay musharax
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Jubbaland ayaa Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Madoobe u gudbiyay talo soo jeedin ay ku dalbayaan in Madaxweynuhu soo buuxiyo mid kamid ah kuraasta 4ta ah oo 2dii...
Read more











