Wednesday, January 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir lagu xoojinayo Isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay Deegaanka Huurshe “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Shir lagu xoojinayo Isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay Deegaanka Huurshe “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan oo ah dhameystirka Nabadda iyo Isdhexgalka bulshada Reer Xeraale iyo Huurshe oo socona doona Muddo 7 Maalina ah ayaa galabta ka furmay magaalada Huurshe ee Gobolka Galgaduud, kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshisiinta Galmudug, iyadoo inta uu socdo lagu lafa gurayo sidii looo dhameyn lahaa qilaafka ku kala dhex jira 2 badaan bulsho. waxaa furitaanka Shirkaan kasoo qeyb galay Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan Galmudug iyo wax garad

Guddomiha deegaanka Huurshe Axmed Nuur Cabdi Xamiid Macalin oo ugu horeyn munaasibadda ka hadlay ayaa ku dheeraadey faa’iidada ay leedahay isdhexgalka iyo Wada nolaanshaha, isagoo u mahadceliyay cid kasta oo ka qeyb qaadatay fidinta gogoshaan.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shacabka ugu hambalyeeyay maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed.

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shacabka ugu hambalyeeyay maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed.

January 21, 2026
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka XFS oo kormeeray xarunta shirkadda NMDC

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka XFS oo kormeeray xarunta shirkadda NMDC

January 20, 2026

Xildhibaan Mursal Cabdirahmaan, Xildhibaan Mahad Xayir ahna wasiir Dowlaha howlaha guud iyo Wasiir hore Saadaq Sheekh Yuusuf ayaa si wadajira u soo dhaweeyay gogoshaan Nabadeed.

Sidoo kale wax garadka kulanka kasoo qeyb galay ayaa dhankooda ka mahadceliyay, ayna wada jir uga wada qeyb qaadan doonaan xoojinta Nabadda

Ugu danbeyn Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda arimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshisinta Galmudug Saleebaan Cabdulahi Xasan oo kulanka soo xiray ayaa labada bulsho ugu baaqay in ay nabadda iyo dowladnimada soo dhaweyaan.

Previous Post

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobalka Banaadir oo ka qeybgashay tartan Kubadda cagta ah “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Qatar “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Qatar “SAWIRRO”

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Qatar "SAWIRRO"

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shacabka ugu hambalyeeyay maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed.

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shacabka ugu hambalyeeyay maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed.

January 21, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa hambalyo diirran u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed,...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka XFS oo kormeeray xarunta shirkadda NMDC

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka XFS oo kormeeray xarunta shirkadda NMDC

January 20, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Afrax, oo ay weheliyaan Agaasimayaal, khubaro...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Koonfur Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Koonfur Afrika

January 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Cyril Ramaphosa....

Xarunta Safarada Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika oo laga hirgaliyay xafiiska kaarka hay’adda NIRA

Xarunta Safarada Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika oo laga hirgaliyay xafiiska kaarka hay’adda NIRA

January 20, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa xarun cusub ka hirgelisay Xarunta Safarada Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika. Munaasabadda oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In