Akhriso: Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ee guusha kiiska baddeenna oo dhameystiran
Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Waxaan u mahadnaqayaa Alle Subxaana Wa tacaalaa oo maanta na gaarsiiyay guushan taariikhiga ah iyo miradhalka halgankii dheeraa ee dadka iyo Dowladda Soomaaliyeed ay u galeen xaqiijinta...
Read more











