Wasiirka Caafimaadka oo ka qayb gashay shir looga hadlayay horumarinta adeegyada caafimaadka
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Agaasimaha Guud, la taliyeyaal iyo Madaxkale ayaa hanaanka fogaan aragga kaga qaybgalay maalintii 3aad kalfadhiga 68aad ee (RC68 Regional Committee for the Eastern Mediterranean...
Read more











