Xuska Maalinta cunnada Adduunka iyo Maalinta beeraleyda Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayey Maalinta Cunnada Adduunka iyo Maalinta Beeraleyda Soomaaliyeed Mas’uuliyiinta ka tirsan Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya, madax ka socotay...
Read more











