Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Arrimaha gudaha Galmudug oo shir lagu heshiisiinayo beelo Walaalo ah ka furtay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Arrimaha gudaha Galmudug oo shir lagu heshiisiinayo beelo Walaalo ah ka furtay Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka  iyo  dib u heshiista  ee Dowlad Gobaleedka  Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka Daahfurtay Shir dib u heshiisiin ah oo loo qabanayo labo beelood oo wada daga Gobolka Mudug, kuwaas oo muddooyinkii Dambe ay u dhexaysay shaqaaqooyin labada beel ee maanta Shirka dib u heshiisiinta loo qabtay.

Munaasabadda lagu daahfurayay Nabadaynta labada beel ee walaalaha ah waxaa ka qeybgalay Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowladd Goboleedka Galmudug, Maamulka degmada, odoyaasha dhaqanka beelaha iyo marti sharaf kale.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Agaasimaha Waaxda khilaafaadka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug Saleemaan Cabdullaahi Xasan ayaa xusay in ujeedka shirka uu yahay sidii xal waara looga gaari lahaa dirirta ay horey u dhex marto.

Qaar ka mid odoyaasha uu quseeyo shirkaan nabadaynta iyo xubno ka mid ah guddiyada ka shaqeeya Arrimaha Nabadda Gobolka ayaa soo dhaweeyey kulamada lagu xalinayo waxyaabihii kala gaaray, waxayna bogaadiyeen doorka Wasaaraddu ay qaadanayso dhamaynta Dhibaatada bulshada dhexdeeda.

Gaba gabadii munaasadda waxaa ka hadlay Wasiirada  Warfaafinta,  Beeraha iyo Wasiiru dowlaha wasaaradda Arrimaha Gudaha ahna ku simaha Wasiirka Wasaaradaasi Axmed Xasan Cali oo shhirka daahfuray ayaa odoyaasha ku booriyay inay xoojiyaan doorkooda nabadeynta beelaha Walaalaha ah

Previous Post

Madaxweyne Laftagareen oo magacaabay Guddiga gurmadka abaaraha DGKGS

Next Post

Gaadiid loogu talagalay inay ka howlgalaan xuduudaha dalka oo lagu wareejiyay Hay’adda Socdaalka “SAWIRRO”

Next Post
Gaadiid loogu talagalay inay ka howlgalaan xuduudaha dalka oo lagu wareejiyay Hay’adda Socdaalka “SAWIRRO”

Gaadiid loogu talagalay inay ka howlgalaan xuduudaha dalka oo lagu wareejiyay Hay’adda Socdaalka “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In